Monday, August 19, 2019

6 Qodob oo Weriyaha anfaceysa| Calinuur Shiine.

Wiilal iyo gabdho farabadan ayaa si wayn u danaynaya in ay ku biiraan mihnadda SAXAAFADDA, mana ahan dheeldheel in aad noqoto weriye fiican oo ay dadku jecelyihiin.
Haddaba aan wax yar oo tali idinku biiriyo.

1) In uu yahay qof u heellaan weriyenimada oo uu aad ugu baahanyahay in uu noqdo suxufi wanaagsan
2) In uu yahay ruux leh haykal iyo muuqaal weriye
3) In uu aad ugu fiicanyahay afsoomaaliga maadaama dadku waxa kali ah ee ay kugu jeclaan karaan uu hadalka yahay
4) In uu kala ogaado luqadda saxaafadda iyo luqad guriga
5) Inuu la socdo waayaha adduunka waxa ka jira oo uu mar walba xog hayo, si uu u adeegsado
mar walba iyadoo ay xusuusin mudantahay in mar walba xogta aad haysaa ay tahay mid kaa sii dhigaysa qof hadal qurxuun oo aad u helayso hadalkaaga warar aad ku kaabto
6) In uu leeyahay aqoon guud
Gebogebo
"Ku sii jiido dadka codkaaga si aad uga soo dhex muuqato bulashada kale ee aad tartanka kula jirto".

No comments:

Post a Comment

Sababihii igu dhaliyay waxbarashada

Qofkii caqli low malee

 Madasha uma aannan iman Qofkeenna mariilka ihi Markii uu u baahdo dawo Hadduu gacan marane yahay Miciin inuu waayo oo Innana maydkiis sugno...