Wednesday, April 17, 2019

Calinuur shiine iyo Farda fuul

waa Calinuur shiine oo idin leh ku soo dhawaada "blogspot-kayga". kala na soco qormooyin waxtar leh.

anigu qoraa ma ihi, waxa aan ahay gabyaa ka tirsan Golaha Abwaannada Somaaliyeed.
waxa aan idinkula wadaagi doonaa waxyaabo muhim ah halkan. hoos iigu reeb sida aad u aragto. iyo waxa aad jeceshahay in badanaa aan qormooyin ka sameeyo.
    mahadsanid.

No comments:

Post a Comment

Sababihii igu dhaliyay waxbarashada

Qofkii caqli low malee

 Madasha uma aannan iman Qofkeenna mariilka ihi Markii uu u baahdo dawo Hadduu gacan marane yahay Miciin inuu waayo oo Innana maydkiis sugno...